Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay
Remove ads

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Economic and Social Council; Af Carabi : ar) (loo soo gaabiyo: ECOSOC) waa xubin ka mid ah lixda xubin ugu sareeysa Ururka Qaramada Midoobay. Sidoo kale hayadani waxay ka masuul tagay iskuxidhka iyo maamulida dhaqaalaha, bulshada iyo wixii la xidhiidha ee 14 hay'ado wakiilo khaas u ah Qaramada Midoobay.

"Boga "GDBQM" iyo "ECOSOC" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick Facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...
Thumb
Qaraarkii ECOSOC 2007/25: ku taageeraysay talaaboyinka dowladaha madaxa banaan.

Golaha Dhaqaalaha iyo Bulshada Qaramada Midoobay wuxuu leeyahay 54 xubnood; kuwaasi oo yeesha hal kulan oo afar todobaad ah bisha Luuliyo halmar sanadkii si ay ugu arimiyaan howlaga loo igmaday.

Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads