Galguduud

From Wikipedia, the free encyclopedia

Galguduud
Remove ads

Galguduud (Soomaali: Galgaduud , Carabi: جلجدود , Talyaani: Galguduud ama Ghelguduud ) waa ( gobol) ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug ee bartamaha Soomaaliya caasimaddeedu waa Dusmareeb Magaalada ugu weyn ee gobolka waa Ceel Buur , oo dhacda bartamaha gobolka.

Quick facts Galguduudغالغدود Galgudud, Ghelgudud, Wadanka ...

Galguduud waxaa xuduud la leh Itoobiya ; Gobollada Soomaalida Mudug, Hiiraan , iyo Shabeelaha Dhexe (Shabeellaha Dhexe); iyo Badweynta Hindiya . Beesha ugu badan ee dagan gobolkan waa Hawiye gaar ahaan beesha Murusade iyo sidoo kale Habargidir , Gobolka Galguduud iyo Koonfurta Mudug waxay dhisteen Maamulka Galmudug 2016-kii, kaasoo isu haysta inuu yahay maamul ka madax bannaan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida uu qeexayo Dastuurka kumeelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya .

Remove ads

Degmooyinka

Gobolka Galguduud wuxuu ka kooban yahay 8 degmo:

  • Degmada Ceelbuur
  • Degmada Ceel Garas
  • Degmada Xiindheere .
  • Degmada Bargan.
  • Degmada Wabxo

Xuduudaha

Galguduud waxay xuduud la leedahay Soomaaliya galbeed ama khadka Feerfeer-Dharkayn Geenyo oo galbeed ka xiga, gobolka Mudug ee ay Soomaalidu degto ee waqooyi; Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo koonfur ah, barina badweynta Hindiya .

Tixraac

Xiriirinta dibadda

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads