Garxajis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Garxajis
Remove ads
Remove ads

Garxajis waa beelaha ka mid ah beelaha Isaaq. Garxajis wuxuu u kala baxa Ciidagale[dead link] iyo Habar Yoonis[dead link] waa labada reer ugu ballaadhan beelaha isaaq 65%[dead link] Deegaan ahaan,waana reeraha ugu waaweyn qabiilada soomaaliyeed tiro ahaan.waxay soohdin qabiil la leeyihiin Ogaden dhinaca koonfureed, iyo dharw jilib ee Isaaq dhinaca galbeed, iyo dhinaca bariga wuxuu habaryoonis soohdin la leeyahay reer darawiish iyo Warsangeli. Waa reer dagaan ku ah Somaliland,koonfur Somalia, Ethiopia waxay luGu qiyaasa tiradooda 3Milyan iyo dheeraad[dead link]Habaryoonis iyo Ciidagale[dead link] waxa laysku dhaha Garxajis (G36)[dead link] Waana awooda beelaha isaaq Yagoo ah (2) labadoduba Laba reer oo waa wayn hadana Habaryoonis waa beel ka wada badan beelaha dhamaan isaaq Halka marka la qiimaynayo beelaha isaaq habaryoonis lagu qiimeeyo 55% Ciidagale waa reerka 2aad Amaba 3aax ee ugu badan Isaaq

Thumb
mahdi gulaid
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads