Goronyo

nooc ka mid ah baalaleyda From Wikipedia, the free encyclopedia

Goronyo
Remove ads

Goronyo waa shimbir ween oo ku nool Afrika, gaar ahaan bariga afrika. Goronyada wee kala duwan yihiin. Goronyo waxaa jirta oo ku nool Soomaaliya kaliya, oo la dhoho Goronyo soomaaliyeed. waa shimbir caan ka ah soomaaliya.

Thumb
Goronyo





Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads