Gows

From Wikipedia, the free encyclopedia

Gows
Remove ads

Gows wadar ahaan loo yaqaano Gowso (Af Carabi : arā€Ž Af-Taliyaani : dente del giudizio Af Ingiriis : wisdom tooth) waa laf cad, adag oo afka dadka xaga dambe kaga dhex taala.

Thumb
Ilkaha qofka qaandhaadhla ah.
Thumb
Muuqaalka ilkaha, gowsaha iyo miciyada dadka.

Gowsuhu waxay ka soo baxaan ciridka ku dhex yaala afka.

Shaqada gowsuhu waa ineey burburiyaan iyo jajabiyaan walxaha afka soo dhexgala iyo ineey qaab u sameeyaan dhabanada.

Qofka qaangaadhka ah wuxuu leeyahay 32 ilig oo u kala baxa, 20 gows, 4 mici iyo 8 ilig. Sidoo kale, ilkuhu waxay ku kala yaalaan daanka sare - oo leh 16 ilig - iyo daanka hoose oo leh 16 ilig.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads