Guban
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Guban (Af Carabi : ar) waa deegaan kulul, lamadegaan xeebeed kaasi oo dhaca gobolada Somaliland.[1] Lamadegaanka Guban wuxuu fidsan yahay xeebta dheer laga soo bilaabo duleedka magaalada lowyacado soo dhexmaro magaalada qadiimiga ah ee Saylac ilaa laga soo gaadhayo magaalada Berbera.

Hordhac
Deegaanka Guban waa dhul aad u qalalan kaasi oo heelkusiisu gaadho ilaa 47 °C wakhtiyada xagaaga. Roob badan kama da'o inta badan, laakiin bilaha u dhaxeysa Maarso ilaa Juun waxaa mararka qaar ka da'a xoogaa roob oo goosgoos ah. Intaasi waxaa dheer, deegaanka Guban wuxuu leeyahay xoogaa dhir gaagaaban iyo ugaadh.[2] Deegaanka Guban waxaa ku yaala Banka Giriyaad oo dhaxa galbeedka gobolka Salal.
Xigasho
- Hadden, Robert Lee. 2007. "The Geology of Somalia: A Selected Bibliography of Somalian Geology, Geography and Earth Science."[dead link] Engineer Research and Development Laboratories, Topographic Engineering Center
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads