Salal

From Wikipedia, the free encyclopedia

Salal
Remove ads

Gobolka Salal (Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Selal, waa gobol dhaca waqooyi galbeed wadanka Somaliland. Gobolkani waxaa u caasimada magaalada qadiimiga ah Saylac taasi oo 185 kilomitir u jirta xadka wadanka Djibouti. Dhinaca kale, gobolka Salal waxaa hoos imaada degmooyin yar yar oo badan.

More information Gobolada Somaliland ...
Thumb
Gobolada ismaamulka Somaliland
Remove ads

Hordhac

Gobolka Salal waxay ku fadhida bad baaxadeedu balaadhantahay oo khayraadkuudina la soo koobi karayn, xaga dhulka sidaa la ogyahay waxa ay hodan ku tahay shidaalka ee uu ilaahay ku manaystey oo ku jira dhulka taasi waliba la hubo balse soo saarkeedu dhimantahay. Xaga beeraha uma badna dadku in ay wax beertaan balse dadka badankoodu waa xoolo dhaqato. Waliba gobolku waxa uu leeyahay buuro iyo ban banaan oo khayraad ay ku jiraan labada dhinac ba. xaga cimilada gobolku waxa ay leedahay labo wakhti labadaasi oo ah dhanka buuralayda oo ay ka da'aan roobad wakhtiyada gu'ga, xagaagii iyo dayrtii wakhti kooban ay iyaduna ka roobku ka da'aan balse wakhtiyadaasi aan sheegay waxa dhanka kale ee banka cimiladu tahay meelo aad u kulul meelaha qaar ay gadhaan 35 ilaa 45 digree taasi ay ugu wacantahay jooga dhulka oo hooseeya. Balse dadka degaanka caadiyaan uu badan Beelaha Gadabuursi maxamed case

Remove ads

Degmooyinka

Gobolka Salel waxaa hoos yimaado degmooyin badan oo wakhtiyadii hore ka tirsanaan jiray gobolka Awdal, kuwaasi waxaa ka mid ah:

Sidoo kale fiiri

  • Gobolada Somaliland
  • Awdal

Tixraac iyo Linkiyo

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads