Hadal

From Wikipedia, the free encyclopedia

Hadal
Remove ads

Hadal (Af Ingiriis : Speech; Af Carabi : لاسعانود) waa nooc ka mid ah wada xidhiidhka kaasi oo la isticmaalayo shanqadh iyo dhawaq laga samaynayo afka, kaasi oo micno iyo fahan la isla yaqaano leh.

Thumb
Hadal
Qof hadlaya oo lagu duubay qalabka MRI

Inta la ogyahay maanta dunidan waxaa hadla guud ahaan dhamaan xayawaanka,[1] waxaana dadka u gaar ah hadalka ay qoomiyad kasta keli u leedahay ee loo yaqaano luuqad.

Hadal waa marka afka la isticmaalo waqtiga xiriirid iyo isgaadhsiin.

Remove ads

Sidoo Kale Fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads