Ido
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Ido (Af Ingiriis : sheep; Af Carabi : ar) waa koox ka mid ah xoolaha kuwaasi oo ah bahda naasleyda isla markaana la nool aadamaha.[1] Sida caadiga ah, iduhu waxay qeyb ka yihiin oo lagu tiriyaa adhiga sababtoo ah waxay qaraabo dhow yihiin ri'yaha kuwaasi oo ayaga laftoodu qeyb ka ah bahda adhiga.
Remove ads
Hordhac
Iduhu waxay ka tirsan yihiin bahda adhiga. Dunida maanta waxaa ku nool tiro badan oo ido ah, kuwaasi oo lagu qiyaaso 1.25 bilyan[2] ido ah oo ku kala dhaqan dacalada dunida. Iduhu waa xoolo la dhaqdo kuwaasi oo laga manaafacaado caano, dhogor, hilib iyo waxyaabo kale. Dhinaca kale, iduhu waxay ka kooban yihiin lax (dhedig) iyo wan (lab).[3][4]
Muuqaalo
- Sawiro Idaha
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
- Adhi: riyo iyo ido Archived Mey 31, 2012 // Wayback Machine
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads