Caano

From Wikipedia, the free encyclopedia

Caano
Remove ads

Caano (Af Ingiriis : Milk; Af Carabi : ar) waa dareere[1] leh midab cadaan ah kaasi oo ka yimaada naasaha xayawaanka naasleyda iyo qaar ka mid ah dhirta. Caanuhu waxay ka mid yihiin cuntada dabiiciga ah ee dadka iyo in badan oo xaywaanka ka mid ah quutaan. Sidoo kale caanuhu waxay leeyihiin nafaqo iyo macdano aad u badan oo jidhka dadku u baahan yahay.[2]

Quick Facts Ka tirsan, Heerkulka ...
Remove ads

Hordhac

Caanuhu waa shay dareere ah oo la cabo, tusaale ah ilmuhu markuu dhasho waa waxa kaliya ee igu horeeya ee dhuunigiisa mara ama uu cabo caanahaas oo uu naaaska hooyadii ka helo, Mudada ugu haboon uu ilmaha yari caano nuujirta uu ubaahan yahayna waa 2 sano ugu badnaan, waxaaa kaloo caanaha aynu ka helnaa xoolaha aynu dhaqano sida geela, adhiga iyo lo'da.[3]

Sawiro

Sidoo kale fiiri

Quick Facts

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads