Isgaarsiinta

From Wikipedia, the free encyclopedia

Isgaarsiinta
Remove ads

Isgaarsiinta (Af Ingiriis : Telecommunication; Af Carabi : ar) waa diritaanka iyo helitaanka astaamaha, signalada, fariimaha, qoraalada, sawiraanta, codka, maqalka iyo muuqaaka taasi oo loo adeegsanayo aalado leh xadhko, raadiyow, elektaromagnetik iyo nidaamyo kale.[1][2] Isgaarsiinta caalamku maanta waxay maraysaa heerkii ugu sareeyay ee abid dadku gaadhaan.[3][4][5]

Thumb
Saldhiga Cirka waa aalada suurtogelisa isgaadhsiinta
Thumb
Muuqaalka nooc ka mid ah isgaadhsiinta
Remove ads

Hordhac

Isgaarsiintu waa isgaarsiin elekroon ah oo meel dheer la iskala xariiri karo. Waxyaabaha Isgaarsiinta waxaa ka mid ah Taleefoonada, Raadiyaha, talefishinada iyo Kombuyuutarada.Isgaarsiinta waxee maanta ka midtahay kuwa ugu muhiimsan dhaqaalaha Caalamka.

Sidoo kale fiiri

  • Teknoolojiyad

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads