Jini

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Jinku waa noole ka mid ah abuurka Ilaahay (s.w.t), kuwaas oo ku nool oogada sare ee dhulkaa.

Jini

Jinka oo sida dadka u nool qoysas, qabiilo iyo bulshooyin ayaa ah wax isha bani-aadamku qaban karin.

Sidoo kale, si la mid ah aadamaha ayaa Jinku u dhashaa, jidhkiisu u koraa, ugu dambayna u dhintaa.

Sida diintu inoo sheegtay, jinku wuxuu leeyahay ilbaxnimooyin iyo xadaarado isaga u gaar ah.Jinku wuxuu leeyahay diimo kala duwan, sida muslimiin,masiixiyiin,jinku waxay qabtaan howlo aan dadka u fududayn inay qabtaan.

Remove ads

Ruuxyada sharka leh waxaa la yiraahdaa shayddaammo

Shayddaanku waa madaxda shayddaammada. Ruuxyada sharka leh waxaa la yiraahdaa shayddaammo. Dadka sixirka isticmaalo waxaa awood ku yeelan karo shayddaammada. Kuwa isku dayo inay la hadlaan kuwa dhintay waxay la hadlayaan ruuxyo shar leh. Ruuxyo shar leh baa isku daya inay wax ina yeelaan.



c rashid xasan

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads