Juul
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Juul (ingiriis: Joule) waa halbeega lagu cabiro guud ahaan awooda. Juul oo astaantiisu tahay (j), waa halbeega lagu qiyaaso awooda shaqo ee shay leeyahay.
Juul
Juulku wuxuu ka mid yahay halbeegyada Nidaamka Caalamiga ee Halbeega, waxaana loogu magac daray fisigisyahanka ingiriiska ahaa James Prescott Joule (1818–1889).
Qaacidada lagu xisaabiyo Juulka waa:
J = kg • m2/s2 = N • m = Pa • m3 = W • s = C • V.
(N waxay u taagan tahay Newton, kg waa kilogiram, m waa mitir, s waa ilbiriqsi, Pa waa Pascal, W waa Watt, C waa Coulumb, iyo V oo u taagan Volt.)
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads