Waqooyibari

From Wikipedia, the free encyclopedia

Waqooyibari
Remove ads

Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya (Af Ingiriis: Northeastern State; Af Carabi: الشمالية الشرقية shamali-sharqia, الشمالية الشرقية), si naanays ah lagu magacaabo Maamulka SSC, waa dawlad-goboleed ee metesha Harti Waqooyi oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa si rasmi ah loo dhisay 30 Luulyo 2025, shirweynaha oo ka dhacay Laascaanood.

Quick Facts Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee SomaliaDowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Somalia (Af-Soomaaliga), La soo xulay ...

417 ergay ayaa si midaysan u ansixiyay dastuurka gobolka waxayna ku dhawaaqeen aas-aaska dowlad goboleedkan.[1]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa hogaaminaysay habka dhismaha dowlad goboleedka. Waxay si rasmi ah u bilaabatay 21 Luulyo 2025, markaas oo Wasiirka Cali Yuusuf Cali (Xoosh) uu furay shirkii ergada ee loogu talagalay dhismaha Dowlad Goboleed cusub oo ka hanaqaada gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn.[2]

Dowladdan cusub waxay qayb ka tahay geeddi-socodka federaaleynta Soomaaliya, iyadoo la jaanqaadaysa Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Federaalka Soomaaliya.[1]

Remove ads

Taariikh

Shirweynihii Dastuuriga ahaa ee SSC-Maakhir wuxuu isugu keenay odayaal madax-dhaqameed, iyo wakiillo bulsho si ay u ansixiyaan dastuur dhisaya maamul goboleed.[1]


Hordhac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads