Laas Geel

From Wikipedia, the free encyclopedia

Laas Geel
Remove ads

Laas Geel waa goob taariikhi ah oo ilaa hada ay kamuuqdaan qoraaladii iyo sawiradii lagu sawiray ka hor taariikhda.waxa ay magaaladani kutaalaa duleedka magaalda caasimada ah ee Hargaysa. waxaa lagu qiyaasaa in sawirada iyo waxayaabaha taariikhiga ah ee yaala magaalada Las geel ay yihiin ilaa 10.000 oo sano ka hor dhalashaddii Ciise.

Quick Facts Location, Coordinates ...
Remove ads

Hordhac

Thumb
Dhagax ku xusan farshaxankii hore oo laga helay Laas Geel.

Dhulka Soomaaliya waxaa uu ahaa mid dadku degan yihiin inka badan 10,000 sano Ciise Hortii, wakhtigaasi oo dadku intooda u badan ahaayeen duurgaleen dhaqda beeraha iyo xoolaha.[1] Sidaasi ay tahay waxaa jirtay xadaar tartiib isku soo taraysay; oo waxaa la sheegay in dadkaasi ay lahaayeen xidhiidhyo ganacsi xoolaha iyo dhirta ah; iyo weliba cilaaqaad xog dheer oo ku salaysan maamul iyo horumar.[2]

Thumb

Si kastaba ha ahaatee, xadaaradihii ugu horeeyay waxaa ka mid ah farshaxanka, beeraha, xoolo-dhaqashada iyo maamulo yaryar oo ku salaysan beelo ama deegaan. Deegaanka Laas Geel oo ah meel u dhow magaalada Hargeysa, waqooyigalbeed Soomaaliya waxaa uu ka mid yahay taariikhda qadiimiga ah, waxaana lagu qiyaasay in uu farshaxankaasi jiro ilaa 5,000 sano.[3]

Remove ads

Sawiro

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads