Laasmuuse
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
laasmuuse waa tuulo ku taalo gobolka saaxil ee woqooyiga somaliland, waa barta uu ku aasanyahay sheekh muuse abokor oo ah shekhi ay ka tafirmen beela weynta muuse abokor habar jeclo, waa tuulo qadiima oo taarikhiya oo ku taala bariga magalada Berbera. Waxaa Deggaan ahaan ahaan u badan beesha H-jeclo-muuse Abokor gaar ahaan Jifada Bahmajeelo. Siiba isixaaq iyo Cabdale. Waxaa ku aasan odayo beeleedyo badi u badnaa Culimo oo kasoo jeeday beeshaas muuse abokor oo ku ag aasan qabriga awowgood muuse Abokor, waxaa kamid Ah cali cabdule, Saleebaan Ahmed iyo Shiikh Xasan mataan.
Remove ads
Remove ads
dhaqaalaha
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads