Lagos

From Wikipedia, the free encyclopedia

Lagos
Remove ads

Lagos, Laagoos Nigeria (ingiriis: Lagos, Carabi: waa magaalo-xeebeed ku taala koonfurta wadanka Nayjeeriya taasi ooy ku nool yihiin dad ka badan 13 milyan. Dadka (Tirakoobka 2015) • Metropolis 23m • Qiyaasta (2018). Magaalada Lagos waa magaalada ugu dadka badan wadanka Nayjeriya, waa magaalada labaad ee ugu koritaanka weyn qaarada Afrika iyo tan todobaad ee ugu xawaaraha dheer xaga fidida iyo koritaanka ee aduunka oo dhan.

Thumb
Magaalo xeebeedda Lagos


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads