Leeb iyo qaanso

From Wikipedia, the free encyclopedia

Leeb iyo qaanso
Remove ads

Leeb iyo qaanso (carabi: القوس والسهم taliyaani: freccia ed arco ingiriis: arrow and bow) waa leeb oo ah ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso iyadna ah ul xoodan oo xadhig adag ku xidhan yahay.

Thumb
Ulaha falaadhaha leebka
Thumb
Qaanso
Thumb
Sanab muujinaya nin isticmaalaya leeb iyo qaanso.

Leebka dabadiisa ayaa lagu xidhaa xadhiga qaansada ka dib, leebka ayaa gadaal loo jiidaa lana sii daaya ayadoo lala shiishayo bar ama meel.

Marka la tixraaco taariikhda aadamaha, leebka iyo qaansadu waa hub la isticmaali jirey tobanaan qarni ka hor wakhtigii ilbaxnimadu bilaabantey.

Leebka iyo qaansadu waa labo shey oon kala hadhin, sababtoo ah waa la isla isticmaalaa.

Wakhtiyadii hore leebka iyo qaansada waxaa loo isticmaali jirey in lagu ugaadhsado.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads