Libiya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Libiyamap
Remove ads

Libiya waa wadan ku yaalo Woqooyiga qaarada Afrika. Wadankaan wuxuu xuduud la leeyahay Bada dhexeoo looyaqaano badda Meditarenian sea oo ka xigta woqooyiga iyo wadamada Masar, Suudaan, Jad,Nayjar, Tunisiya iyo Aljeeriya. Wadankaan waa wadanka afaraad oo ugu weyn qaarada afrika, caasimadiisa waa Triboli.Libiya waxee u kala qeebsantahay sadax weebood oo kala ah Tirabulis, fesaan iyo Barqad. Libiya waa wadan aad u taajirsan sababtoo ah wuxuu leeyahy saliid aad u badan iyo dad aad u yar.Libiya hadda malahan hogaan sax ah.Dagaaladii sokeeye ee libiya oo dhacay 2011 waxee natiijadeeda noqotay in oo dalka yeeshto labo maamul, oo kala ah maamulka kumeel gaarka oo hogaaminaayo ninka lagu magacaabo Mustafa Cabdul Jalil iyo dowladii dhacday oo hogaaminaayay Muammar Qadaafi oo xukunka dalka liibiya haayay sanado ka badan 40sano.Maamulka cusub ee kumeel gaarka wuxuu hadda gacanta ku haayaa inta badan dalka. Muammar qadaafi neh meelo ka mid ah. Qaramada Midoobay waxee aqoonsatay Dawladda cusub ee kumeel gaarka ah.

Quick Facts Libiya ليبيا, Luuqada(ha) Looga hadlo ...
Remove ads
Remove ads

Xubin






Sidoo Kale Fiiri

Cumar Mukhtaar

Mucammar Qadaafi

Thumb
Bengazi, la vila vièlha
Thumb
Trípol (Fòto: Patrick-André Perron)
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads