Lubnaan

From Wikipedia, the free encyclopedia

Lubnaan
Remove ads

Lubnaan (Carabi: الجمهوريّة اللبنانيّة) waa mid kamida dawladaha carbeed waxaa ay ku taalaa bariga dhexe waxa ay kaga taalaa qaarada aasiya koonfur galbeed waxa ay xuduud la leedahay wadamada Suuriya, Israaiil iyo Falastiin. Waxa kale oo ay xuduud ku leedahay bada dhexe ama bada cad taariikhda Lubnaan aad ayay u dheertahay waxa ay leedahay.

Thumb
Walid Jumblatt  Lebanon
Sidoo kale eeg : Levant
Quick facts Jamhuuriyadda Lubnaanالجمهورية اللبنانية (Af-Carabi)al-Jumhūrīyah al-Lubnānīyah, Luqadaha rasmiga ah ...
Thumb
Lubnaan
Thumb
Lubnaan, Aasiya
Remove ads

Taariikhda iyo Xogta

Lubnaan waxa lagu magacaabi jiray Phoenicia oo hoos timaada Boqortooyada Roomaanka. Qaar ka mid ah macbadyada ugu waaweyn ee Qarniyadii waxay ku yaalliin Heliopolis. Qarnigii siddeedaad Carabtii waxay qabsadeen Foyniya oo ku soo rogeen diintoodii. Laakiin meelo badan oo buuraha ku hadhay Masiixi sida "Maroniit ah".

Lubnaan waxay leedahay laba silsiladood oo buuro ah. Waxay leedahay khad dheer xeeb. Bedka Lubnaan waa 10,452 kilomitir oo laba jibbaaran.

Lubnaan waxay ahayd madaxbanaan ilaa 1943. magaalada caasimadda waa Bayruut.

Dheer oo gaadhaysa ilaa 7000 oosano. Siyaasadda haddii aynu hada lubnaan waa wadan siyaasad ahaan dimuquraadi ah waxa xukunka loo qaybsadaa. Hab diimeed ama madhabeed.inta badan dadka lubnaan waacarab. Waxa ay kalahaystaan Islaam iyo kirista. Kiristanka lubnaana waa mid kaduwan kadawladaha carbta. Oo waxa ay leeyihiin awood balaadhan. Lubnaniyiintu waaydii hore ayay dabadaha u haajiriin caalamkana meelkasta way kajoogaan. Lubnaan waxa ay dagaalo lagashay dawlada yahuuda kadib markii ay yuhuudu ka qabsadeen koonfurta oo dhan sanadii 1982. Mudabadan kadib lubnaan waxa ay koonfurta dib usoo ceshatay sanadii 2000 taasna waxaa sabab u ahaa xisbiga xisbulah.oo dhuunta u galay dawalda yuhuuda. Dagaalkaa yahuuda kasakaw lubnaan waxa kadhacay dagaalo sokeeye, oo aad udarnaa badhtamihii todobaataneeyadii ilaa dhamaadkii sideetameeyadii 2900 sano kahor miladiga waxa magaca lubnaan 12 jeer lagu sheegay gabayo xiligaas latiriyay.

Cedar waa calaamadaha qaranka.

Remove ads

Dadweynaha

Ku dhawaad ​​5.2 milyan oo qof ayaa ku nool Lubnaan.[8]

Ku dhawaad ​​14 milyan oo qof oo Lubnaaniyiin ah ayaa ku nool meel ka baxsan Lubnaan. [9]

Gobolada iyo Degmooyinka

  • Beirut Governorate
    • Maamulka Beyruut looma qaybin degmooyin wuxuuna ku kooban yahay magaalada Beyruut
  • Gobolka Nabatieh (Jabal Amel)
    • Bint Jbeil
    • Hasbaya
    • Marjeyoun
    • Nabatieh
  • Gobolka Beqaa
    • Baalbek
    • Hermel
    • Rashaya
    • Western Beqaa (al-Beqaa al-Gharbi)
    • Zahle
  • Gobolka Waqooyi (al-Shamal)
    • Akkar
    • Batroun
    • Bsharri
    • Koura
    • Miniyeh-Danniyeh
    • Tripoli
    • Zgharta
  • Mount Lebanon Governorate (Jabal Lubnan)
    • Aley
    • Baabda
    • Byblos (Jbeil)
    • Chouf
    • Keserwan
    • Matn
  • South Governorate (al-Janoub)
    • Jezzine
    • Sidon (Saida)
    • Tyre (Sur)
Thumb
Goobta taariikhiga ah ee Bacalbek (Heliopolis) ee Lubnaan

Xubin

Waddanmaha degaan Lubnaan

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads