Madaxweyne Golaha Sare Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Madaxweynaha Golaha Sare Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : President of the United Nations General Assembly) waa jago (boos) loo codeeyo qofka noqonaya madaxa sare ee Golaha Sare ee Qaramada Midoobay taasi oo dhacda halmar sanad kasta. Madaxweynaha la doorto wuxuu ka shaqeeyaa arimaha Golaha Sare oo kali ah. Wakhti xaadirkan (2021) waxaa madaxweyne u ah Golaha Sare Abdulla Shahid oo dhashay wadanka Maldive. Mudane Abdulla Shahid wuxuu ku soo baxay kalafadhigii codaynta madaxnimo ee 76aad, waxaana xafiiska lagu wareejiyay 15 Sebteember, 2021.[1][2]

Maqaalkani wuxuu ku saabsan yahay madaxda Golaha Sare QM. Haku khaldin Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay
Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads