Mayl-badeed
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Mayl-badeed waa halbeeg dherer. una dhigma qayaastii daqiiqad xagaleed ee ka mid ah loolka ee ku qotama dhigaha. Mayl-badeedku ka mid maaha halbeegyada habka caalimiga ah, laakiin adeegsigiisa ayaa caan ku ah badmarid meel kasta jooga ee gaadiidka badda iyo duulimaadyada. Waxaa la adeegsadaa Mayl-badeed sidoo kale xeerka caalamiga iyo heshiisyo, gaar ahaan arrimaha ku saabsan biyaha caalamiga. Waxaa la adeegsadaa gunud qiyaasta xawaaraha hadba mayl-badadeed, iyadoo uu mayl-badeedku saacaddii la mid yahay guttin.
Remove ads



Remove ads
Qiyaas
Qiyaas Mayl-badeed hadba halbeeg caalami ah: 1 Mayl-badeed = 1,852 Kiilomitir sida dhabta ah.[2]
U rogis
Hal Mayl-badeed waxa uu la mid yahay:
- 1,852 Kiilomitir.(sugan)
- 1.150779 Mayl. (sugan: 57,875\50,292 mayl)
- 2,025.372 Yaardi. (sugan: 2,315,000\1,143 Yaardi)
- 6,076.1155 Cag. (Sugan: 2,315,000\381 Cag)
Xogta
Link dibadda ah
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads