Mayotte

From Wikipedia, the free encyclopedia

Mayotte
Remove ads

Mayotte waxa ay kutaalaa Badweynta Hindiya Jasiiradini wali waxa ay kamidtahay wadanka Faransiiska waxayna u dhawdahay jasiiradaha Komoros inta badan dadka kunooli waa islaam aftidii ugu danbaysay ee laga qaaday in ay farnsiiska ka madaxbanaanaadaan way diideen in ay farnsiiska ka go'aan.waxa u caasimada magaalda Mamawdsaw.

Thumb
Khariirada jasiiradaha Komoros oo ay lasocoto Mayotte,waxa ay Mayotte kamuuqanaysaa xaga hoose dhanka midig ee Kariirada
Remove ads

Taariikhda

Faransiiska ayaa u bixiyay magaca Mayotte iyaga oo faransiiska magacan ka keenay magaca carabiga ah ee ahaa Jasiiradii dhimashada جزيرة الموت, ilaa hada wadanka waxa uu kamidyahay faransiiska.

Akhrinta sii socota

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads