Michael mariano

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads
Remove ads

Michael Mariano

Michael mariano.... wuxu ahaa siyaaasi halgama xoriyad u dirir iyo aqoonyahan, waxa uu ahaa qabiila isaaq habarjeclo garahan uduruxmiin muuse waxa uu ku dhashay magalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag. waxa uu dhashay 1920.kii ilaa uu dhintay 1986.dii, michael wuxu aha siyaasiga kaliya ee somaliyed ee ka madax banana qabiil xorna ka ahaa, wuxuu ahaa nin wadaniyadu ku dheertahay,[1]

kana soo shaqeeyay AFAR kamida SHANTI somaliyeed NFD SOMALIA HAWD AND RESERF AREA, SOMALILAND,

michael mariano isaga gacantiisa ku qoray qoraaalki ay SYL u dhiibtay afartii quwadood ee muqdisho yimi jan,1948-kii. si ay u ogaadan una fahmaan waxay somalidu doonayaaan.

qoraalkaas oo afarta quwadood ka codsanayay in la mideeyo afarti somaliyed ee markaas ingriisku gacanta ku hayay ,waa afarta aan xaga sare kuso xusnay,

michael wuxu hogaaminayay halkangi dib loogu soo celinayay dhulki somalida ee ingiriisku xabashida siiyay, weftigisii oo ka koobnaa [[dube cali yare oo isna isku reer ahayen michael marianoiyo labo suldaan lugtii ugu horeesay waxay tageen muqdisho iyo Xisbiga SYL lugtii labaadna waxay kadageen London, halkaas oo ay dood adag kula yeesheen dowladi ingriiska Midowga boqortooyada Britan[2]

Remove ads

safarki ingriiska

1948-kii isagoo saxaafada ingiriiska kula hadlaya london l michael mariano wuxu yidhi hadalkiisina waxa ka mid ahaa,, [ficilkaas ingirisku ku qaatay, wuxu somalida ka dhigaya dad guryahooda marti ku ah]

michael iyo waftigiisi waxay usii gudbeen dhankaas iyo New York iyagoo doonayay inay qadiyadoda ay Jimciyada Quruumaha Ka Dhaxaysa u gudbiyaan, laakin nasib daro hal wadan oo taagerayay muu jirin ,, Masar ayay isku halenayeen lkn iyana may taageerin [3]

Remove ads

michael iyo british somaliland

waqtigi gumaystaha 1950-ki waxa dalka ka jiray saddex xisbi waxayna kala ahaayen SNL oo uu hogaaminayay Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, USB oo uu watay garaad cali jaamac IYO NUF oo uu michael mariano watay

.....doorashaadi 1959-kii michael wuxuu laha oo watay xisbigi NUF xisbigi michael wuxu helay 22.000 kun oo cod waxana laga soo doortay sanaag oo uu ku noqday xubin kamida dowladi somalia WAXANA watay habarjeclo SNL wuxu helay 42.000 oo cod isaga ayaan sida ku galay kaalinta kowad ee doorashada waxana watay habar awal garxejis iyo arab.. USB ayaa isna helay 12.000 kun oo cod waxana hogaaminayay garaad cali jaamac oo ay wateen beelaha harti iyo samaroon

michael wuxu ka mid ahaa ragi saxeexay calanki umada somaliyeed xornimadana horseeday,
Remove ads

michalmariano iyo midowgi somalia

marki ay romowday riyadi ay wada sugayen umada somaliyed waxa uu michael ka mid noqday raga loo arkayay inay dalka iyo dadkaba wax u qaban karaan July 1 dedi 1960 kii michael mariano cali osman , waxa looo magacaabay wasiirka beeraha ee somalia ilaa 1964-tii kadib waxa loo bedelay wasirkii qorsheynta ee dowladi federalka jamhuuriyada somalia 1964-1968 dii, sanadku markuu ahaa 1968 kii waxa wasir ki qorsheenta laga bedelay mr michael mariano waxana loo magacabay xil cusub oo dalka dibadisa loogu magacabay safirka somaliyeed ee wadamada zambia iyo tanzania [4]

michael mariano iyo somaliland

Loading content...

Sido Kale fiiri

Loading content...
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads