Miis

From Wikipedia, the free encyclopedia

Miis
Remove ads

Miis (Af Ingiriis : table; Af Carabi : ar) waa gobol, qeyb iyo waaxyo laga soo jaro jirida iyo qeybo kale oo dhirta ka mid ah taasi oo la isku kabay ayadoo la isticmaalayo musbaaro ama xamag. Miisaska iyo kursiga waxaa loo isticmaala nolosha maalinle ee aqalka, xafiisyada iyo guud ahaan qalabka dadku adeegsadaan. Guud ahaan alwaaxa waxaa laga sameeyaa waxyaabo badan, sida: miiska, kursiga, Armaajada, qeybo ka mid ah baabuurta, albaabada, iyo waxyaabo badan oo ka mid ah agabka maalin walba la isticmaalo.

Thumb
Miisaaska caadiga ah
Thumb
gobol ka mid ah geed la jaray
Thumb
Remove ads

Sidoo kale fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads