Pinocchio

Albumkii ugu horreeyay ee ay koox gabdhood f(x) From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Pinocchio waa albumkii ugu horreeyay ee ay koox gabdhood f(x), soo saarto Abriil 20, 2011 ee SM Entertainment. "Pinocchio (Danger)" ayaa loo siidaayay sida heesta cinwaankeedu yahay Abriil 17-keedii albumku wuxuu ahaa kii 19-aad ee ugu iibinta wanaagsan 2011-kii Koonfur Kuuriya.[1]

Quick Facts Studio album by f(x), Wuxuu soo baxay ...
Remove ads

Tixraacyada

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads