Qumbe
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Qumbe (Af Ingiriis : coconut; Af Carabi : لاسعانود) (magaca Saynis Cocos nucifera) waa geed ka tirsan qoyska dhirta baalmka. Sidoo kale qumbuhu waa dhirta kaliya ee loo yaqaano bahda Kokaha.[1][2]

Remove ads
Hordhac
Geedka qumbuhu waa dhir si dabiiici ah iyo dhaqasho leh uga baxda meelo badan oo caalamka ah. Qumbuhu wuxuu caan ku yahay isticmaalka cunto ahaan iyo ka sameynta noocyo badan oo waxyaabaha la isku qurxiyo ah.[3] Dad badan oo ku dhaqan deegaanada kuleylaha aduunku waxay si toos ah u quutaan midhaha geedka qumbaha, halka tiro kale oo badan u beertaan isticmaalada kale ee ka midka tahay saliida, caanaha iyo sharaabka midhaha qumbaha.[4]
Remove ads
Sawiro
- Geedka Qumbaha
- Jirridda qumbaha
Sidoo kale fiiri
links Dibadda
- Kokonut Archived May 31, 2012 // Wayback Machine
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads