Waqooyibari
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya (Af Ingiriis: Northeastern State; Af Carabi: الشمالية الشرقية shamali-sharqia, الشمالية الشرقية), si naanays ah lagu magacaabo Maamulka SSC, waa dawlad-goboleed ee metesha diideyaasha jaantuska gumeysiga Ingiriis, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaa si rasmi ah loo dhisay 30 Luulyo 2025, shirweynaha oo ka dhacay Laascaanood.
417 ergay ayaa si midaysan u ansixiyay dastuurka gobolka waxayna ku dhawaaqeen aas-aaska dowlad goboleedkan.[1]
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ayaa hogaaminaysay habka dhismaha dowlad goboleedka. Waxay si rasmi ah u bilaabatay 21 Luulyo 2025, markaas oo Wasiirka Cali Yuusuf Cali (Xoosh) uu furay shirkii ergada ee loogu talagalay dhismaha Dowlad Goboleed cusub oo ka hanaqaada gobollada Sool, Sanaag, iyo Cayn.[2]
Dowladdan cusub waxay qayb ka tahay geeddi-socodka federaaleynta Soomaaliya, iyadoo la jaanqaadaysa Dastuurka Kumeel-gaarka ah ee Federaalka Soomaaliya.[1]
Remove ads
Taariikh
Shirweynihii Dastuuriga ahaa ee SSC-Maakhir wuxuu isugu keenay odayaal madax-dhaqameed, iyo wakiillo bulsho si ay u ansixiyaan dastuur dhisaya maamul goboleed.[1]
Hordhac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads