Saado Cali Warsame
Fanaanad Soomaaliya From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Saado Cali Warsame (Af Ingiriis : Sado Ali Warsame, Af Carabi : ar) (dhalatay 1950, dhimatay 23 Luuliyo 2014) waxay ahayd fanaanad Soomaaliyeed oo ku heesta Af-Soomaaliga; wakhtiyadii dambe ku biirtay siyaasada wadanka Soomaaliya, halkaasi ooy ka mid noqotey Gollaha Baarlamaanka Federaalka. Badhtamihii bishii Luuliyo ee 2014kii ayaa Saado Cali Warsame lagu toogtay magaalada Muqdisho, halkaasi ooy ku nafbaxday.[1]
Remove ads
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads