Sabti

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Sabti waa maalinta Todobaadka ugu horeeysa, waxeyna u dhaxaysaa Jimcaha iyo Axadda.

Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Sabti waxay dhinaca istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta lixaad ee usbuuca. Kalandarka Roomaanka iyo Yuhuuda waa maalinta usbuuca ugu dambeyso.

luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Saturday, mida Finnishakana Lauantai. Tan Jermalkana waa Samstag

Remove ads

Todobada maalin ee Todabaadka

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads