Talaado

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Talaado waa maalin usbuuceed, waxeyna u dhaxaysaa Isniinta iyo Arbacada.

Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Talaado waa maalinta afaraad ee usbuuca dhicana istandharka ISO 8601 waxay ka tahay maalinta labaad ee usbuuca.

luqada Ingiriiska waxaa lagu yiraahdaa Tuesday, mida Finnishakana Tiistai

Todobada maalin ee Todabaadka

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads