Cabdulqaadir (degmo)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Cabdulqaadir (degmo)
Remove ads

Cabdulqaadir (Af Ingiriis : Abdol Ghadar; Af Carabi : ar) waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolka Awdal, wadanka Soomaaliya. Magaaladani waxay ku taala deegaano ka tirsan banka Geriyaad ee dhexmara waqooyiga gobolkaasi. Intaas waxaa dheer, magaaladani waxay dhacdaa wadada iskuxidha magaalada Boorama iyo wadanka Djibouti. Juquraafi ahaan magaaladan waxay ka tirsan tahay Degmada Saylac.

Quick Facts Wadanka, Gobolka ...
Remove ads

Bulshada

Sida lagu xusan tirokoob madaxbanaan oo Qaramada Midoobay hay'ado ka mid ah sameeyeen sanandkii 2012, waxaa la sheegay in bulshada magaalada Cabdulqaadir dhan tahay 567 qof oo si joogto ah u degan. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelaha ciise.

Waa magaalo katirsan gobolka Salal ee waqooyiga Soomaaliya ee maanta loo yaqaano Somaliland. Magaaladan waxay leedahay dugsi caan ah oo qadim ah waxaa daga qeeybo ka mid ah beelaha ciise. Magaalada Cabdiqaadir waxay saarantahay buuralayda Maar-maar.

Remove ads

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya

More information Magaca magaalada, Bulshada ...

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  • . Life & Peace Institute. p. 23. Maqan ama ebar |title= (caawin)
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads