Jidhi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Jidhi waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolka Awdal, wadanka Somaliland. Magaaladani waxay ku taala deegaano ka tirsan banka Geriyaad ee dhexmara waqooyiga gobolkaasi. Intaas waxaa dheer, magaaladani waxay dhacdaa wadada iskuxidha magaalada Boorama iyo wadanka Djibouti. Magaalada Jidha waxay u dhaxaysaa magaalada Caasha Cado iyo Cabdulqaadir (degmo). Juquraafi ahaan magaaladan waxay ka tirsan tahay Degmada Saylac.
Remove ads
Bulshada
Sida lagu xusan tirokoob madaxbanaan oo Qaramada Midoobay hay'ado ka mid ah sameeyeen sanandkii 2012, waxaa la sheegay in bulshada magaalada Jidhi dhan tahay iaa 487 qof kuwaasi oo iskugu jira xoolo-dhaqato iyo ganacsato. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelaha Gadabuursi iyo tiro kooban oo Beesha Ciise ah.
Jidhi waa magaalo katirsan gobolka salal gaar waxay udhawdahay magaalada Saylac, magaaadani waa meel ganacsi waana magaalo caan ah waxaana marta baabuurta Jabuuti tagaysa iyo kuwa ka imanaya.
Remove ads
Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac iyo Linkiyo
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads