Saldanadi Ifat

From Wikipedia, the free encyclopedia

Saldanadi Ifat
Remove ads

Saldanadi Ifat ee Ajuuraanka ahayd(Af Ingiriis : Sultanate of Ifat; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaanay Boqortooyada Ifat) waxay ka talinaysay Geeska Afrika oo loo yaqaanay markaas BILAADU ZAYLAC iyo dlka YAMAN wakhtiyadii udhexeeyay qarnigii 7 miilaadiga ilaa qarnigii 10 bilawgiisa .[1][2][3]Calan keeda wuxuu ahaa calan CAD

Quick Facts Saldanadi Ifat, Xarunta ...
Remove ads

Hordhac

Saldanada Ifat ee Ajuuraanka ahay [4]waxay ahayd maamul boqortooyo Islaami taasi oo ay maamuleysay Boqortooyadii Walashma. Magaalada qadiimiga ah ee Saylac ayaa saldhig u ahayd saldanada oo ka talinjirtey waqooyiga Soomaaliya, meelo ka mid ah dhulka Itoobiya iyo Jabuuti ilaa Eratareya. In kastoo boqortooyadu ka bilaabantey magaalada taariikhiga ah ee xuddunta u ahayd ee Saylac waxay saldhigyo waaweyn ku lahayd magaalada Harare iyo nawaaxigeeda.

Remove ads

Sidoo kale Fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads