Saliim labaad

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Saliim labaad ina suleymaan qaanuuni ina saliim koowaad ina bayazid labaad ina muxamad al-faatix ina muraad labaad ina muxamad koowaad ina bayazid koowaad ina muraad koowaad ina orkhan ina cusmaan gaazi, waa kan 11aad ee baqdaad cusmaaniyiinta, waana Wiilka suleymaan qaanuuni iyo khuram suldaan, waxa uu xilka haayay inta u dhaxeesay (1566-1574)

Quick facts suldaanka 11aad ee cusmaaniyiinta, khaliifka islaamka ...
Remove ads

Horaantiisa

Qabashada xilka

saliim labaad uma muuqan qofka aabihiis badalaayo balse dhimasha walaalihiis shahrazaada musdafa, Maxamed iyo jahaankiir ayaa ka dhigtay inuu noqdo qofka badalo aabihiis

Dhimashadiisa

Sanadkii 1574 ayuu dhintay saliim labaad, wuxuuna sababsaday inuu ku simbirixooday lugtiisa xili uu qasriga duub kaay ku qubeesanaayay [1], taariiqyahanada reer galbeedka waxay dhimashadiisa ku sababeeyaan khamriga badan uu cabi jiray

Tilmaantiisa

Selim waxaa loo soo bandhigay inuu yahay boqor deeqsi ah oo jecel raaxada iyo maaweelada ilaha xilligaan, oo jecel golaha cabitaanka, wuxuu ku raaxaystaa joogitaanka aqoonyahannada iyo abwaannada ku hareeraysan, iyo sidoo kale fannaaniin, legdanayaal, iyo aqoonyahanno, kuwaas oo sameeya. ma rabto in ay qalbiyada qofna jebiso. Si kastaba ha ahaatee, waxa la sheegay in aanu wax badan ka soo muuqan fagaarayaasha, oo uu aabbihii inta badan aadi jiray Salaadda Jimcaha, isla markaana uu ka dhex bixi jiray dadweynaha; Selim taas wuu dayacay oo waqtigiisa ku qaatay qasriga.

Remove ads

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads