Wabiga Shabeelle
Webi Ku yaala Bariga Afrika From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Wabiga Shabeelle (Af Ingiriis : Shebelle River; Af-Taliyaani : Uebi Scebeli) waa webi ka soo bilaabma deegaanada sare ee Itoobiya ee goobaha Ogadenia, kaasi oo dhexmara koonfurbari wadanka Soomaaliya ilaa uu ka gaadho badda Soomaaliyeed oo uu ku dhamaado.
Webiga shabeelle waxaa dhinaca waqooyi bari ka xigtaa Baaraxa Addun. Waxaana webiga shabeelle dhinaca koonfur galbeed ka xigtaa Baaraxa Bay-Bakool.
Remove ads
Dulxaadis
Intaas waxaa dheer in webigani ka soo burqada dhulka sare buuraleyda wadanka itoobiya isagoo soo aadka koofur bari soomaaliya,aa wabiga ugu dheer dalka Soomaaliya wuxuuna dhaxmaraa gobolada Hiiraan Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Dhulalka uu maro waxay caan ku yihiin dhulbeereedka.
Magaalo
Webiga Shabeelle dhererkiisu wuxuu gaaraa ilaa 1500 km. Wuxuuna maraa magaalooyin farabadan oo dalka Soomaaliya kamid ah.
Sidoo kale eeg
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads