Shaydaan

From Wikipedia, the free encyclopedia

Shaydaan
Remove ads

Shaydaan (Af Ingiriis : Devil; Af-Carabi: شيطان‎‎) waa mid ka mid noolaha Alle abuuray, kaasi oo cadaw ku ah dadka iyo jinka. Sida ku xusan Quraanka, shaydaanka waxaa laga abuuray dab, halka dadka laga abuuray dhoobo.

Thumb
Shaydaan

Magaca "Shayddaan" micnihiisu waa "mid Ilaahay ka soo hor jeestay". Shayddaanka Ibliiska ah waa beenaale. Shayddaanku waa madaxda shayddaammada. Shayddaanku wuxuu rabaa inuu farxaddeenna naga xado. Bilowgii Shayddaanka wuxuu ahaa malaaʼig kaamil ah. Shayddaanku wuxuu rabaa inaan aammino inuu Ilaahay ina jeclayn. Aakhirkii Shayddaanku wuxuu noqday malaaʼig xun. Shayddaanku waa cadowga Ilaahay. Maammulka Shayddaanku meel xun buu ku dambeyn doonaa. Yehowah wuxuu goʼaan gaaray inuu joojiyo maammulka uu Shayddaanku binuʼaadmiga ku hayo. Wuxuuna ballanqaaday inuu “baabbiʼiyo . . . Ibliiska” oona hagaajiyo xumaantuu sababay.


Remove ads

Sidoo Kale Fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads