Surwaal

From Wikipedia, the free encyclopedia

Surwaal
Remove ads

Surwaal (Af Ingiriis : trouser; Af Carabi : ar) waa dhar la gashto qeybka jidhka inta hoose, gaar ahaan lugaha.

Thumb
Surwaalka raga

Dharka

Thumb
Suuq dharka lagu iibiyo oo ku yaala Karachi, Bakistaan.

Dharka (Af Ingiriis : Textile ama Cloth; Af Carabi : ar) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah. Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.

Remove ads

Hordhac

Thumb
Cow ama sijaayad la isticmaali jirey wakhtigii faraaciyiinta dalka Masar.

God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano. Dharka guud ahaan waxaa la isku yidhaahdaa Hu'; kaasi oo u kala baxa noocyo badan. Kugu ugu muhiimsan ee dadku isticmaalaan maalin kasta waxaa ka mid ah: surwaalka, shaadhka, diraca, shalmada, goonada, koodhka, kabaha iyo kuwo kale oo badan.[1]

Remove ads

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Quick Facts

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads