Tolga Zengin

From Wikipedia, the free encyclopedia

Tolga Zengin
Remove ads

Tolga Zengin (Hopa, Octobar 10, 1983) Waa Gool Hayyaha kooxda kubadda cagta ee Beşiktaş. Horey wuxuu soo noqday gool hayyaha Xulka Qaranka Dalka Turkiga, sidoo kale wuxuu waqti dheer (in ka badan sideed sano) usoo ciyaaray kooxda kubadda cagta ee Trabzonspor ee ka dhisan magaalada Trabzon ee wuqooyi bari dalka Turkiga.

Quick facts Macluumaad Xirfadeed, Dhashay ...
Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads