Trabzon
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Trabzon (Af Turki : ˈTrabzon; Af Carabi : ar; sidoo kale waxaa loo aqoon jiray magaca taariikhiga ah ee Trebizond) waa magaalo ku taalo xeebta Bada madaw ee Wuqooyi-Bari dalka Turkiga. Trabzon waxaa ku taalo dakad muhiim u ah ganacsiga gobolada Bada madow ee dalkaasi waxaana ka dhisan kooxda facaweyn ee Kubadda-Cagta Trabzonspor.
Remove ads
Muuqaalka iyo Naqshadda Magaalada
- Sarta Taariikhiga ah ee Hagia Sophia
- Qasriga Atatürk
- Fagaaraha Atatürk
- Qalcadda Sümela
- Fillooyinka Livera.
- Jaamacadda KTU.
- Hareeraha Magaalada
- Dekadda Trabzon 1920yadii
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads