Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay

From Wikipedia, the free encyclopedia

Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay
Remove ads

Golaha Xuquuqda Dadka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : United Nations Human Rights Council, loo soo gaabiyo: UNHRC; Af Carabi : ar) waa Nidaam Qaramada Midoobay xidhiidhiya dowladaha 47 xubnood ee Qaramada Midoobay si ay u ilaaliyaan Xuquuqda Aadamaha ee aduunka.

Boga "UNHRC" halkan ayaa laga soo toosiyay. Haku khaldin "UNHCR.
Quick Facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...
Thumb
Isbaahaysiga Golaha Xuquuqda Aadamaha ee fadhida Jeniifa.

Ururkan UNHRC waa waax ku xigta Gudiga Xuquuqda Aadamah iyo xubin hoostagta Golaha Sare Qaramada Midoobay.

Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads