Ururka Dalxiiska Dunida

From Wikipedia, the free encyclopedia

Ururka Dalxiiska Dunida
Remove ads

Ururka Dalxiiska Dunida (Af Ingiriis : World Tourism Organization; Af Carabi : ar; loo soo gaabiyo UNWTO) waa wakiilka u qaabilsan Qaramada Midoobay dhiirigelinta iyo ka shaqaynta sidii walba u heli lahaa dalxiis amaan ah, masuuliyad leh oo qof walba awoodo. Ururkan WTO waa wakiilka ugu horeeya ee faraha kula jira arimaha dalxiiska caalamka dhan kaasi oo looga dambeeyo warbixin, talosiin, taageero xaga farsamada iyo tabobaro caalami ah.

Boga "UNWTO" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...

Sidoo kale ururku wuxuu xooga saara sidi bulshada caalamku isfahan guud u yeelan lahayd, kaasi oo sahli kara (waa sida ururku aaminsan yahay e) in isdhaxgal dhaqan iyo dhaqaale yimaado.[1]

Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads