Wakaalada Awooda Atomik Aduunka

From Wikipedia, the free encyclopedia

Wakaalada Awooda Atomik Aduunkamap
Remove ads


Wakaalada Awooda Atomik Aduunka (Af Ingiriis : International Atomic Energy Agency, loo soo gaabiyo: (IAEA); Af Carabi : ar) waa urur caalami ah oo ka shaqeeya isla markaana dhiirigeliya isticmaalka awood nukliyeer amaan ah oon cidna halisgelin kari, iyo in laga maarmo (tanaasulo) haysashada hub nukliyeer oo loo isticmaali karo awood ciidan (milatary power)

Kani waa maqaal ku saabsan hayada awooda nukliyeerka QM. Qoraalo kale fiiri Hayadaha Qaramada Midoobay. Haku khaldin
"Boga "IAEA" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Quick facts Loo soo gaabiyo, Samaysmay ...

Ururkan IAEA waxaa la aasaasay 29 Luuliyo 1957, ayadoon cidina ka war qabin. Hadab inkastoo ururkan la aasaasay si madax banaan ka dib markii wadano dhowr ahi heshiiska saxeexeen, wuxuu maanta si toos ah u hoostagaa isla markaana warbixin siiyaa Golaha Sare Qaramada Midoobay[1] iyo Golaha Amniga.

Guud ahaan ururka IAEA waxaa xaruntasare ku leeyahay magaalada Fiyeena ee wadanka Austriya. Sidoo kale wuxuu labo xafiis oo khaas ah ky leeyahay magaalada Toronto, Kanada, iyo Tokyo, Jabaan. Ururkani wuxuu kormeera isla markaana ilaaliyaa isticmaalka awood nukliyeer oo looga faa'iideysto si aan waxyeelo u lahayn dadka iyo deegaanka.


Remove ads

Qoraalo La Xidhiidha

Ku saabsan Qaramada Midoobay

Linkiyo Baxsan

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads