War

From Wikipedia, the free encyclopedia

War
Remove ads

War (Af Ingiriis : News; Af Carabi : ar) waa soo gudbinta iyo ka waranka dhacdooyinka iyo macluumaadka xaqiiqada ah ee aduunka ka dhaca maalin kasta taasi oo lagu soo gudbiyo si maqal, muuqaal ama qoraal ah. Dunida maanta aad ayay casri u noqotey waxaana jira telefishano khaas u soo gudbiya wararka caalamka oo kali ah.[1] Kuwaasi waxaa ugu caansan:

  • Al Jazeera
  • BBC
  • VOA
Thumb
Qolka warka laga soo tebiyo telfishanka Aljasiira
Remove ads

Idaacadaha Soomaaliga

Idaacadaha dadka Soomaalidu ka heli jireen warka waxaa ugu caansan:

Linkiyo

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads