Warta Nabada
Degmo Ka tirsan Gobolka banaadir From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Warta nabad sidoo kale loo yaqaa Wardhiigley waa degmo ku taalo gobolka Badaadir,waxayna ka mid tahay degmooyinka ugu weyn Gobolka banaadir. Degmada magaceeda waxaa la badalay taariikhda marka ee eheed 1992/04/ xiligii Dowladii kumeelgarka eheed oo hogaaminaayay Ali mahdi.
Degmada waxa afarta koone ka xiga degmada Xamarweyne, Boondheere, Howlwadaag, Dayniile iyo Yaaqshiid.Degmada waxa ay leedahay Meelo caan ah sida xaafadaha kala ah calikamiin SHillinta, Bulo Absuge, Geed Jaceyl Barxad2a, Buurhindi, Xararyaale, buulo Hoose, Xamar Jadiid, Xamar Bile iyo Siinaay. sidoo kale degaanki madaxweeynihii ugu horeeyay Aadan Cabdulle Cusmaan oo uu deganaa.Xaruntii Madaxtooyadda Jamhuuriyagga Dimoqraadiga Soomaaliyeed (Villa Somalia), Tiyaatarkii Qaranka iyo garoonka isboortiga Dalka ee Stadium Muqdisho, sidoo kale waxee degmada leedahay iskuulo waawayn oo caan ah.
In kastoo ay adag tahay in si gaar ah loo qeexo boqolleyda beel kasta ay ka tahay degmada, beelaha sida weyn looga dareemo joogitaankooda degmada Warta Nabada waxaa ka mid ah:
- Murusade (Abakar): Waa mid ka mid ah beelaha ugu waaweyn ee dega Muqdisho iyo nawaaxigeeda, waxaana si ballaaran looga helaa degmadaan.
- Habargidir: Beeshan ayaa sidoo kale si weyn uga dagan degmada, iyagoo qayb ka ah hannaanka bulsho ee degmada.
- Abgaal: Waa beel kale oo ka mid ah beelaha ku nool degmada Warta Nabada, kuwaas oo gacan ka geysta horumarka iyo nashaadaadka bulshada.
Waa muhiim in la xuso in degmooyinka Muqdisho ay caan ku yihiin isku-dhexgalka bulshooyinka, taasoo ka dhigaysa degaanno ay ku wada nool yihiin dad kala duwan oo isku-dhafan. Kala duwanaanshahan beelaha ayaa ah waxa ka dhiga Warta Nabada meel firfircoon oo ay ka muuqato dhaqanka iyo nolol maalmeedka dadka Soomaaliyeed.
Remove ads
Iskoolada wardhiigley
- Dugsiga Sare 15 Ka May
- hoose dhexe wardhiigley
- hoose dhexe maxamud xarbi
- hoose dhexe wabi shabelle
- Dugsiga hoose dhaxe ee Hantiwadag
- Dugsiga Amiir nuur
- dugsiga sare al_nahda
- dugsiga hoose dhaxe & sare ee Daarul_hudda
waa xiliigii Dawladda jirtey oo waxa lugu baraan jirey kuwaan waa dowladii iyo buurkii ka hore
- Madiina Warsame
- iskoolka Bilaal
- iskoolka al abaadir
- Al-Imra labadhagax.
- Iskuulka Al-madar
- lamaha wardhiigley waxa la kala yirida
1-lanta kowaad waa jeneraal daa.uud 2- lanta labadaa waa hntiwadag 3- lanta sadexad waa horseed 4- lanta afaraada waa barwaaqo
Meelaha kale degmada caan ku tahay waxaa ka mid ah
- Carwadi Hore
- National Tiyaatar
- Villa Somalia
- Golaha Xisbiga
- Wakaalada Biyaha
- Madaxtooyada Jamhuurida Somalia
- Radio Muqdisho
- Jibco
dio muqdisho ex suuqa xoolah xaruunta xisbiga
waxda dhul bixinka Shaleemo Xaawo Taako Baar Jiddo xaruunta isgaarsiinta tefeonka xaruunta dayactirka warshadda jarmalka ama waxda farsamad warshadda sii u taqaano , keydka wakaalka madacadda qaraanka shaleemo xaawo Taako . shaleemo siinay tiyaater tawfiqa shaleemo xamar jadiid Ameelgada Biyaha Misaajidka Sheekh Mukhtaar Missajidka Xaaji Yusuf Masjidka Xararyaale Beerta Gaalada Waddada Wadna Qabad Waddada Siinaay Rugta Caafimaadka Wardhiigleey
gudoomiaha ugu hore waxa la yiradaa maxamed cabdilaahi cabdi adaan , kiii ugu xukunka dheera waxa la yirada xasaan cali xashaash . hadda waxa gudoomiyaa ka ah Zainab Maxamuud Warasame
- Garoonka ciyaaraha ee Istaadiyo Muqdisho
- Stadium Milishiibiyo
- hotelka dameey
- Hotel florence
Remove ads
Magaca degmada
Wardhiigleey waxey caan ku tahay neenaasta "Wardhiigleey Wasaarad waaye inta kale wakaalad waaye" Sababtoo ah wardhiigleey waa degmo aad caan ah. Waxa laguma magac daray halyegi la oran jiray Cali wardhigley sidas aye magacas ku qadatay.Shacabka degen wardhiigleey waa dad aad u soo dhaweeyo dalxiiseyaasha,waana dad aad u jecel martida.Wardhiigleey waa meesha ee ka soo jeedaan badanaa dadka ruwaayadaha jilo.Wardhiigleey waxay caan ku tahay shaleemooyinka oo runtii laga daawado badanaa filmada hindida oo ku hadlo afka soomaaliga iyo ruwaayadaha soomaalida iyo isboortiga. wardhiigleey waxee u dhisnaan jirtay sida degmooyinka loo dalxiis tago, waana degmo la ilaabi karin oo habeenkii sida maalinta oo kale iska camirnaan jirtay.Sidoo kale reer wardhiigleey waxey caan ku yihiin maqaayadaha oo halkaas looga yaqaan (baar), oo runtii markaa cuntadooda dhadhamisid aad faraha iska qaniineesid.Xiliyada aa ka hadlaayo waa 1997, hadda ma ogi in ee degmada isbadashay ama ee wali sideeda tahay.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads