Xamaarato
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Xamaarato (Af Ingiriis : reptile; Af Carabi : لاسعانود) (magaca Sayniska: Reptilia) waa nooc ka mid ah shanta qeybood ee loo kala saaro xayawaanka kaasi oo leh astaamo ka duwan dhamaan noolaha kale. Xayawaanada xamaaratada ahi waxay ku socdaan boga (laabta); waxaana ka mid ah maska, yaxaaska, diinka iyo kuwo kale oo badan.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads