Xidda
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Xidda(Af Ingiriis : Hida; Af Carabi : لاسعانود) waa magaalo ka tirsan gobolka Bari Waxay kamid tahay Magaalooyinka hoos yimaada Degmada Waaciye .
Markii u horaysay ee la dego waxay ahayd sanadku markuu ahaa 1922. Waa Magaalo qurux badan, Cimilo wanaagsan, waana magaalo dadkeedu u badan yahay dhalinyaro aad u da yar.
Waxaa Asaasay Ganacsato Ka soo jeedda Beelaha Dishiishe Ugu Horreye Xaaji Xuseen Gaacayte ,[1]
Remove ads
Guudmaris
Waxaa lagu tiriyaa inay ka mid tahay magaalooyinka aadka u koraya, waxaa ku yaala dhismayaal aad u qurux badan, masaajido fara badan, meelo lagu madadaasho, waana magaalo aad u soo jiidata dad badan xilliyada kulaylaha ee La ga soo xaggaa baxo magaalada Boosaaso. Waxay ku taal goob aad ugu wanaagsan goob magaalo, waxaana ku hareeraysan deegaano aad u tiro badan oo la degan yahay.
Magaaladu waxay caanku tahay Dhallinyaro aad ugu firfircoon dhan kasta.
Remove ads
Waxbarashada
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads