Xikmad

Sidoo kale xikmaddu waa hibo Alle ugu deeqo qofkuu rabo. Dadkoo dhanna lama wada siiyo. From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Xikmad waa erey carabi ah soomali ahaanna u yaal murti waana hadalka tixda ah ama waayo aragnimo ku dheehantahay.


„Xigmaddu wax walbay ugu horraysaa, sidaas daraaddeed xigmadda doono; Wax kastoo aad hesho weliba waxgarasho doono.”

„Guri wuxuu ku dhismaa xigmad, Wuxuuna ku taagnaadaa waxgarasho,”

„Xigmaddu waa mid ka mid ah sifooyinka Ilaahay oo waaweyn.”

„Waayo, xigmaddu waxay wax u daafacdaa sida lacagtu wax u daafacdo oo kale, laakiinse aqoonta faa'iidadeedu waa in xigmaddu ay nabadgeliso kuwa iyada haysta.”

„Isagu wuxuu leeyahay xigmad iyo xoog, Oo wuxuu leeyahay talo iyo waxgarasho.”

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads