Murti

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

„Xigmaddu wax walbay ugu horraysaa, sidaas daraaddeed xigmadda doono; Wax kastoo aad hesho weliba waxgarasho doono.”

  • murti waa ulajeedo kasmo iyo waayo aragnimo ku dhisan si sarbeeb ah, taasina waa ladhihi karaa. Sidoo kale murti waa odhaah xikmad iyo falsafad Dacala kaga haysa.

„Guri wuxuu ku dhismaa xigmad, Wuxuuna ku taagnaadaa waxgarasho,”

„Xigmaddu waa mid ka mid ah sifooyinka Ilaahay oo waaweyn.”

„Waayo, xigmaddu waxay wax u daafacdaa sida lacagtu wax u daafacdo oo kale, laakiinse aqoonta faa'iidadeedu waa in xigmaddu ay nabadgeliso kuwa iyada haysta.”

„Isagu wuxuu leeyahay xigmad iyo xoog, Oo wuxuu leeyahay talo iyo waxgarasho.”

Nin xikmad leh ayaa qoray: “Xikmaddu waa waxa ugu muhiimsan, haddaba xigmadda qaado, oo wax kasta oo aad heshona waxgarashada ku kasbaso.” Abuurahayagu wuxuu inagu caawiyaa inaan kobcinno xigmadda iyo waxgarashada si aan go'aanno wanaagsan u qaadanno oo aan u helno nolol farxad leh.


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads