Afarta xilli

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Afarta xilli (Af Ingiriis : seasons; Af Carabi : ar) waa xilliyada afarta ah ee jawiga iyo cimilada aduunka wakhti dhan hal sano (356 maalmood).

More information Dabayl, Roob ...

Gu, Xagaa, Dayr iyo Jilaal waa afarta xilli uu ka koobanyahay sanadka soomaalida.


  • Gu,(Spring) Waa xilli roobeedka ugu muhiimsan xilliyada uu dalkeennu roobka helo wuxuuna ka bilowdaa (Maarso, Abriil iyo Maayo).
  • Xagaa(Summer) Waa waqti uu wadanka ka da'o roobab yaryar oo looyaqaano xagaa (Yuunyo, Luulyo iyo Agoosto).
  • Dayr(Automn) Waa xilli roobaad roob badani da,o hayeshee waxaaa ka badan Guga, (Sebtembar, Oktoobar iyo Nofembar ).
  • Jiilaal,Jiilaal(Winter) Xiliga diraacda ama Jiilaalkuk waa xiliga ugu Qabaw uguna qaleylka badan ( Decembar, Janaayo iyo Febraayo)

Haddaba xilliyadan aan soo xusnay waxaa mararka qaar dhacda in ay wax iska baddalaaan oo roobabkii di,i lahaa ay baaqdaaan sababo la xiriira isbaddalka cimalada adduunka ee sii kululaanaysa oo saamayn ku yeelatay dalka oo dhan.

mahadsanidiin


Afarta xilli
Gu Xagaa Dayr Jiilaal
Thumb Thumb Thumb Thumb
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads